Cancel Preloader
4.00
(1 Rating)

FULL MENTORSHIP

Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

FULL MENTORSHIP

Waxaad ka faa’iideysaa koorsadan casharo dhameestiran  Koorsadan waxaan si gaar ah ugu talagalnay inay kugu hagi doonto heer kasta oo aad ku jirto bilow  ilaa heer sare.

Full Course Technical Analysis

  • Casharada bilowga ah
  • Casharada dhexe
  • Casharada sare

Fursadaha Maalgashiga

  • Portfolio Management
  • Fursadaha Coins-ka
  • Weekly Trading

Mentorship Cryptocurrency

  • Business Mindset
  • Trading Psychology
  • Risk Management

Waxaan kuu noqon doonaa hage dhameystiran oo kaa caawin doona:

  • Xulashada coins-ka ugu fiican ee maalgashiga
  • Goorta aad ku habboon tahay inaad iibsato ama gadato (When you buy and sell).

Xubinimada FULL MENTORSHIP waa wadada guusha ee Cryptocurrency iyo Trading!

Show More

Course Content

Casharada bilowga ah
Casharada bilowga ah waxad ku baranaysaa aasaaska iyo bilowga Technical Analysis kuwaas oo kuu fududeyn doona fahamka Technical analysis ka waana kuwo ku furidoona Indhaha

  • Lesson 0:Tradingview
    16:42
  • Lesson:1 waa maxay price actoin
    25:05
  • Lesson 2:TREND-GA SUUQA
    10:09
  • Lesson 3:impulse correction
    09:04
  • Lesson 4:support resistance
    10:41
  • Lesson 5:Habka loo sawirto suuqa
    12:15
  • Lesson 6:higher timeframe
    12:30
  • Lesson 7:LOWER TIMEFRAME ANALYSIS
    11:08

Casharada dhexe
Casharada dhexe waxad ku baranaysaa Fahanka iyo isku xiritaanka timeframe-da Habka fursadaha suuqa loola soo boxo Si fud oo nidaam iyo roles aad rqcaysi leh

Casharada Sare
Casharada sare waxad ku baranaysaa Mihimada ay leyihin chat patterns ka Waxad kaloo ku baraysaa habka entry looqaato iyo maraynta khatarta dhaqale Waxad kaloo ku baranaysaa Trading psychology iyo mihimada Ow leyahay

Student Ratings & Reviews

4.0
Total 1 Rating
5
0 Rating
4
1 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
AM
5 months ago
Xaqiiqdii macalinku aad ayuu u hagar baxay waayo dhan walba ayuu suuqa inooga iftiimiyay.